Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) – Shir u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya.