Somaliland iyo Taiwan oo maalmaha soo socda kala saxeexan doona heshiis iskaashi oo dhinaca bada ah

Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Taiwan ayaa qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Somaliland, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo safar shaqo ku jooga caasimadda Taiwan ee Taipei, iyada oo safarkiisu uu socon doono ilaa 25-ka bishan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu