Xildhibaanada Mucaaradka oo shaaciyay in natiijo la’aan kusoo dhamaadeen shirarkii u dhaxeeyay madaxweynaha iyo Mucaaradka

Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) – Xildhibaanada mucaaradka ee ku mideysan Golaha Samatabixinta Qaranka ayaa maanta warsaxaafadeed ay soo saareen ku muujiyay walaac xoogan oo ay ka qabaan xaaladda guud ee siyaasadda dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu