Ciidanka Gaashaan oo Burburiyey Kaydka Qaraxyada Al Shabaab ay Ku Lahaayeen degaanka Dhanaane

Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) – Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan, oo hoos taga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa xalay fuliyey howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay si buuxda u burburiyeen guri ay Al shabaab u adeegsan jireen kaydinta waxyaabaha qarxa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu