Puntland oo sheegtay in markab kale oo laga cabsi qabo inuu Hub sido uu ku sugan yahay meel u dhow xeebaha Bareedo

Isniin, Luulyo 21, 2025 (HOL) – Puntland ayaa sheegtay in markab kale oo wata calanka dalka Comoros uu haatan ku sugan yahay meel qiyaastii 15 mayl u jirta xeebta degmada Bareedo ee gobolka Raascayr, oo ah isla halkii lagu qabtay markabkii hore.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu