Somaliland oo diyaaradaha ku amartay in rakaabka Hargeysa u socda iyo kuwa ka dhoofaya aan lagu hakin Muqdisho

Khamiis, November 20, 2025 (HOL) – Xukuumadda Somaliland ayaa diyaaradaha ku amartay in dadka ka dhoofaya Hargeysa ee meel saddexaad u socda, iyo kuwa meel saddexaad kasoo dhoofay ee u socda Hargeysa, aan lagu hakin magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu