Somaliland oo sheegtay in ay xal u raadinayso caqabadaha kaga yimid fiisaha danabaysan ee Soomaaliya

Arbaco, October 22, 2025 (HOL) – Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada Somaliland ayaa sheegtay inay ka war-hayso cabashooyinka iyo culaysyada soo kordhay toddobaadyadii u dambeeyay ee ay qabaan dadka u socdaalaya Somaliland kadib markii lagu qasbay in ay qaataan fiisaha danabaysan ee Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu