Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) – Xukuumadda Somaliland ayaa sharci darro ku tilmaantay maamulka Waqooyi Bari ee dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Laascaanood, waxayna sheegtay in gobolladaasi ay qayb ka yihiin dhulka Somaliland.