Arbaco, Luulyo 16, 2025 – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjire Charles Nicholas King oo ah safiirka cusub ee dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya.