Soomaaliya iyo Turkiga oo magaalada Istanbul ku kala saxiixday heshiisa muhiim ah

Jimco, Luulyo 25, 2025 (HOL) – Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa Shalay oo Khamiis aheyd magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku kala saxiixday heshiis cusub oo la xariira wax ka badalka fulinta kaalmada maaliyadeed ee horay u dhexmaray labada dal 17-kii bishii July ee sanadkii 2019.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu