Soomaaliya iyo ururka Asean oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaalaha iyo waxbarashada

Jimco, Agoosto 1, 2025 (HOL) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa magaalada Jakarta kulan kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka Koonfur Bari Aasiya (ASEAN), Dr. Kao Kim Hourn, si ay uga wada hadlaan xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dhinac.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu