Khamiis, September 4, 2025 (HOL) – Soomaaliya ayaa horumar muuqda ka sameysay dhinaca ammaanka iyadoo lagu qiimeeyay kaalinta 151-aad ee liiska 2025 ee Global Peace Index (GPI), Tani waxay muujineysaa koror tartiib tartiib ah marka loo eego sannadihii hore.