Masar oo ku eedeysay dowladda Itoobiya inay shaki gelinayso ciidamadeeda ka qeybgalaya howlgalka AUSSOM

Khamiis, September 4, 2025 (HOL) – Dowladda Masar ayaa si dadban uga jawaabtay hadaladii safiirka Itoobiya ee uu ku duray ciidamada Masar ee la keenayo Soomaaloya, iyada oo ku tilmaamtay in Addis Ababa ay abuurayso shaki ku saabsan ujeedooyinka Masar ee Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu