Ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo lagu xiray magaalada Laascaanood

Khamiis, September 4, 2025 (HOL) – Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa xiray ganacsade Maxamed Jabuutaawi oo kamid ahaa musharaxiinta iskusoo taagay xilka madaxweynaha maamulkaas, balse looga reebay markii uu buuxin waayay sharuudaha doorashada.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu