Madaxweyne Cirro: Soomaaliya waxay ku fogaantahay in ay maalinba meel nabad ah colaad ka abuurto

Khamiis, September 4, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay colaad abuurnimo, isaga oo usoo jeediyay in ay nabada ka shaqayso.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu