Naadiga Dowladda Hoose ee Xamar oo dhibic muhiim ah ka qaatay Ciyaartoodi Ugu Horaysay ee CECAFA Kagame Cup 2025

Jimco, September 5, 2025 (HOL) – Kooxda haysata horyaalka Somalia Premier League, Mogadishu City Club, ayaa dhibic muhiim ah ka soo hoyday kulankoodii koowaad ee tartanka CECAFA Kagame Cup 2025, kadib markii ay 1-1 la soo galeen kooxda caanka ah ee Al Hilal Omdurman ee ka dhisan Sudan, kuwaasoo ay kuwada jiraan Group C.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu