Jimco, September 5, 2025 (HOL) – Dowladaha Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku heshiiyey inay horumariyaan qaab-dhismeed wada-jir ah oo lagu maareynayo isla markaana lagu horumarinayo sirdoonka macmalka (AI) iyo teknoolojiyadda hawada sare.