Soomaaliya oo mar Kale xaqiijisay ka go’naanta xoojinta amniga Badda iyo Ilaalinta Marin-Biyoodka Gobolka

Sabti, November 22, 2025 (HOL) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay xoojinta amniga badda ee xeebaha dalka, si loo ilaaliyo marin-biyoodka muhiimka ah ee caalamiga ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu