Ciidanka Puntland oo la wareegay ceelka Marraagane ee togga Baallade iyagoo qabtay labo Daacish ah

Sabti, November 22, 2025 (HOL) – Ciidamada Amniga Puntland ayaa la wareegay Ceelka Marraagade, halkaas oo ahaa farriisimihii ugu dambeeyay ee ururka Daacish ay kaga sugnaayeen togga Baallade ee gobolka Bari.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu