Madaxweynaha Mareykanka oo ka noqonaya sharciga Soomaalida Minnesota ka difaacaya inaan la tarxiilin

Sabti, November 22, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Jimcihii ku dhawaaqay inuu si degdeg ah u joojinayo Barnaamijka Ilaalinta Ku-Meel-Gaarka ah (TPS) ee Soomaalida Maraykanka, isaga oo sabab uga dhigay “khatar amni” uu sheegay in ay gobolka Minnesota ka abuurayaan “koox Soomaali ah.”

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu