Jimco, September 26, 2025 (HOL) – Waxaa galabta oo Jimco ah si rasmi ah uga furmi doona garoonka Ciyaaraha magaalada Muqdisho tartanka Kubadda Cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir.