Jimco, September 26, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo guddomiyay shir looga hadlayey amniga Caasimadda oo ay yeesheen Hey’adaha amniga iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa amray culus siiyay qeybaha kala duwan ee laamaha amniga.