Tartanka Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo maanta lagu soo gabagabeyn doono Muqdisho

Khamiis, November 6, 2025 (HOL) – Waxaa galabta lagu ciyaari doona garoonka ciyaaraha Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho ciyaarta xiisaha badan ee Finalka ah ee dhexmari doonta degmooyinka Warshiikh iyo Howlwadaag oo kala tirsan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Banaadir.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu