Turkiga oo si Weyn u xoojinaya doorkiisa siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya

Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) – Turkiga ayaa si xooggan u kordhinaya saameyntiisa siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Soomaaliya, iyadoo si rasmi ah loogu falanqeeyay kulan uu yeeshay Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Turkiga.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu