Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay gurmad abaareed oo degdeg ah kadib abaaro ku dhuftay qaar ka mid ah gobollada

Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo abaareed, isaga oo amray in gurmad degdeg ah laga sameeyo abaaro ku dhuftay qaar ka mid ah gobollada dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu