Wakiil Ku-xigeenka Somaliland ee Jabuuti oo lagu eedeeyay inuu laba jeer naftiisa dhaawac u geystay

Axad, September 21, 2025 (HOL) – Xog kasoo baxday baadhitaan lagu sameeyay weerar uu sheegay Wakiil Ku-xigeenka Somaliland ee Jabuuti in koox aan la garanayn kusoo qaaday laba jeer, ayaa lagu sheegay in wakiilku isagu xabado isku dhuftay, naftiisana dhaawac u geystay sababo aan illaa hadda la garanayn awgood.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu