Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka socda gobolka Hiiraan ku dhawaad 12 saacadood

Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal saacado badan qaatay oo wali ka socda deegaano u dhaxeeya degmooyinka Moqokori iyo Aadan Yabaal oo ka kala tirsan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, kaasoo u dhaxeya ciidanka Macawiisleeyda oo garab ka helaya kuwa dowladda oo dhinac ah iyo Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu