Sanaag: Xiisad colaadeed oo ka dhex taagan ciidamo ka tirsan Puntland iyo ciidamo uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee baarlamaanka puntland

Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) – Xiisad colaadeed ayaa ka taagan gobolka Sanaag, gaar ahaan tuulada Ceelbuh, taasoo u dhaxaysa ciidamo ka tirsan Puntland iyo kuwa uu hoggaaminayo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu