Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu haatan dagaal culus ka socdo deegaanka Ceel qooxle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, kaasoo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda oo dhinac ah iyo kooxda Al-shabaab.