Ciidamada Burundi oo muddo 6 bilood oo dheeri ah sii joogidoona Soomaaliya

Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) – Midowga Afrika ayaa u kordhiyay joogitaanka ciidamada Burundi ee Soomaaliya muddo lix bilood ah, iyagoo sii ahaanaya qeyb ka mid ah howlgalka cusub ee AUSSOM.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu