Dowladda Soomaaliya oo markale kucelisay in maalgelin loo helo howlgalka AUSSOM

Sabti, Luulyo 5, 2025 (HOL) – Dowladda Soomaaliya ayaa soo cusbooneysiisay baaqeedi ku aaddan kordhinta taageerada ay beesha caalamka siiyaan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo maalgelin joogto ah oo ay ku bixiso howlgalka nabad ilaalinta ee muhiimka u ah xasilinta Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu