Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa dalka Koonfur Afrika

Jimco, Luulyo 4, 2025 (HOL) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika dhiggiisa dalkaasi Koonfur Afrika Ronald Ozzy Lamola.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu