Jimco, October 17, 2025 (HOL) – Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay qorshaha iyo jadwalka howlaha Xajka ee sanadka 1447 Hijri/2026 Miladi, ka dib wada-xaajooyin ay la yeelatay dowladda Boqortooyada Sacuudiga.