Soomaaliya oo shir guddoomisay kulanka 26-aad ee Wasiirada Maaliyadda Madasha Iskaashiga dalalka Geeska Afrika

Jimco, October 17, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasarada Maaliyadda Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 26-aad ee Wasiirada Maaliyadda Madasha Iskaashiga dalalka Geeska Afrika, kaasoo ka qabsoomay magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu