Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay Aaska Qaran ee Raila Odinga ee Nairobi

Jimco, October 17, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga qaybgalay Aaska Qaran ee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Amolo Odinga.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu