Ciidamada Ammaanka ee Beledxaawo oo Gacanta Ku Dhigay Dhagarqabe Miinooyin Aasayay

Jimco, October 17, 2025 (HOL) – Ciidamada ammaanka ee degmada Beledxaawo ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan dhagarqabe qorsheynayay fal argagixiso oo halis gelin lahaa nolosha shacabka iyo ciidamada deegaanka, kadib howlgal qorshaysan oo ay sameeyeen xilli habeenimo ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu