Jimco, October 17, 2025 (HOL) – Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Jowhar ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar khasaare kala duwan geystay oo Shalay ka dhacay tuulada Mareereey oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga magaalada Jowhar.