Jimco, October 17, 2025 (HOL) – Booliska Ireland (Gardaí) ayaa baaritaan ballaaran ku haya dhacdo naxdin leh oo ka dhacday xarun lagu hayo carruurta magangalyo-doonka ah oo ku taalla deegaanka Donaghmede ee magaalada Dublin, halkaas oo uu ku dhintay wiil 17-jir ah oo u dhashay Ukraine kadib weerar toorey ah.