Wasaaradda Difaaca Turkiga oo beenisay in Dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay diyaaradaha dagaalka ee T129 ATAK

Axad, November 2, 2025 (HOL) – Wasaaradda Difaaca ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u beenisay warar dhowaan lagu faafiyay baraha warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu wareejiyay diyaaradaha dagaalka ee T129 ATAK.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu