Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Safaaradda Masar oo kawada hadlay ciidamada Masar ee kusoo biiraya AUSSOM

Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) – Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo ay weheliyaan Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Taliyaha Difaaca ee Safaaradda Masar ee Soomaaliya, Kornayl Axmed Fathi Cabdelsatar Al-Xusayni.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu