Wasiir Ubax: Puntland uma baahna face Mask iyo daawo dhacday in loosoo raro

Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) – Wasiirka Gargaarka iyo Musiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi, ayaa jawaab ka bixisay hadal uu sheegay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SODMA), Maxamuud Macallin, kaasoo sheegay in madaxweynaha Puntland uu diiday in hay’adda SODMA ay mucaawino gaarsiiso degaanada Calmiskaad ee laga saaray Daacish.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu