Wasaaradda Qoyska oo Cambaareysay Dhacdadii Hooyo ku Umushay Afaafka Hore ee Cisbitaalka Banaadir

Jimco, November 7, 2025 (HOL) – Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya ayaa maanta si kulul u cambaareysay dhacdo murugo leh oo ay hooyo Soomaaliyeed ku umushay afaafka hore ee Cisbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir, halkaas oo ilmihii ay dhashay uu ku geeriyooday kadib markii ay hooyadu weysey daryeel caafimaad oo degdeg ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu