Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo ka qaybgalay soo saarista natiijada dalalka ay colaadaha saameeyeen

Jimco, November 7, 2025 (HOL) – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dowladda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qaybgalay daahfurka Dukumeentiga Natiijada ee Guddiga Heerka Sare ee Ilaalinta Bulshada oo lagu qabtay magaalada Dooxa, dalka Qadar.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu