Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya oo Heshiis Iskaashi la Saxiixday Dhigiisa Sacuudiga

Jimco, November 7, 2025 (HOL) – Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Boqortooyada Sacuudiga, Amiir Cabdulcasiis bin Turki Al-Faisal, kaas oo ka dhacay magaalada Riyaad.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu