Arbaco, October 29, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maalintii labaad ka qeyb galaya Shirka 10-aad ee Caalamiga ah ee Macdanta oo ka socda magaalada Fujairah ee Isutagga Imaaraadka Carabta.