Xisbiga KAAH ee Somaliland oo sheegay in aanu aqbali doonin in wadahadal dambe dhex maro Somaliland iyo Soomaaliya

Isniin, October 27, 2025 (HOL) – Xisbiga mucaaradka Somaliland ugu weyn ee KAAH, ayaa sheegay in aanu doonayn in wadahadal dambe dhex maro Somaliland iyo Soomaaliya. Sidoo kale, waxa uu sheegay in maamulka Waqooyi Bari aanu noqon doonin maamul hirgala.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu