Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Madaxa howlgalka AUSSOM kala hadlay dardargelinta dagaalka Al-shabaab

Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo uu wehlinaayay Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Muqdisho madaxa howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya Danjire El Hadji Ibrahima Diene iyo saraakiil kale.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu