Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) – Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Puntland ayaa xirtay waddada gasha garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, iyagoo ka gadoodsan in muddo bilo ah aysan helin mushaharkoodii.