Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyey Deegaanka Darusalaam ee Sh/Dhexe

Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubka gaarka ah ee Guutada 19-aad ee Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan oo muhiim ah ka fuliyey deegaanka Darusalaam, oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu