Sabti, October 18, 2025 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, halkaas oo uu kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Talyaaniga, Guido Crosetto.